Xeebaha Puntland Oo laga soo sheegayo dhaqdhaqaaq argagixiso

Xeebta Garacad,Jifle ilaa Dhinowda waxaa jiray dhaqdhaqaaq argagixiso oo laga soo sheegay caawa.

Laamaha amaanka Puntland dhamaantood xogtaas waa hayaan.

Waxaa Maanta xili hore soo baxay Ciidamo uu wato Kaba-kutukade oo gaaraya Lix Gaari oo ah nooca BG-ga loo yaqaan ay kasoo baxeen Aadan-yabaal.

Gawaaridaas,waxaa ku rarnaa Warshadii Qaraxyada usamaynaysay argagixisada ee taalay Aadan-yabaal.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading