Xildhibaanada Golaha Wakiillada Dowladda Puntland ayaa maanta loo qeybiyay Xeerka Isgaarsiinta Puntland, kaas oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta, Dalxiiska, Dhaqanka iyo Hidaha Dowladda Puntland.
Xeerkan ayaa Akhrinta kaddib Xildhibaanada Golaha Wakiillada Dowladda Puntland ay ka yeelan doonaan dood ku saabsan Ansixintiisa, waxaana hadii uu dhaqan galo lagu hagi doonaa Isgaarsiinta Deegaanada Puntland.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.