Xeerka maalgashiga Puntland oo la ansixiyay

Gudigga joogtada ah ee Gollaha Wakiilada Puntland oo maanta ansixiyey xeerka maalgashiga Puntland (Puntland Investment Law).

Ansixinta xeerkan waxuu kusoo aadayaa,iyadoo maalinka beri foog ah uu garowe caasimada Puntland ka furmi doono shirka maalgashiga,kaasoo ay kasoo qaybgali doonaaan sida la filayo in ku dhow 100-shirkadood.

Talaabo wax ka taraysa horumarka Puntland ay baahida weyn uqabto,ayaa lagu tilmaami karaa ansixinta xeer maalgashi.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading