Xidig oo markale noqday Xildhibaan Golaha Shacabka Fadaraalka ah

Guddiga hirgelinta doorashooyinka Heer Jubbaland ayaa Maanta Magaalada Kismaayo ku qabtay doorashada 5- kamid ah kuraasta Golaha Shacabka.

Kursiga Koowaad ee Hop#072,ayaa waxaa utartamay Cabdirashiid Maxamed Xidig oo horay ugu fadhiyay iyo Cabdisamad Maxamed Cabdullaahi,waxaana markale ku guulaystay Xidig.

Guddiga doorashooyinka Jubbaland oo natiijada ku dhawaaqay,ayaa sheegay Cabdirashiid Maxamed Xidig uu helay 75-Cod halka musharrixii la tartamay ee Cabdisamad Maxamed Cabdullaahi uu helay 18-Cod,waxaana xumaaday 2-Cod.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading