Xiisada Ganacsi Ee Shiinaha iyo Maraykanka Oos ii xoogaysanaysa

Suuqyada ganacsiga dunida ayaa ku dhawaaday inay sara kacaan, balse waxa ay Isniinta maanta aheyd mid aan xasilooneyn, kadib cabsida laga qabo in ganacsi dagaal uu dhex maro labada dowladood ee leh awood dhaqaale, ee Mareykanka iyo Shiinaha.
 
Madaxweyne Trump ayaa isbuucii la soo dhaafay ku dhawaaqay canshuur culus oo la saarayo biraha iyo alamuniyamta Shiinaha laga keeno.
 
Laakiin, wasiirka arrimaha dibadda Shiinaha, Hua Chunying ayaa maanta sheegtey in ay rajeynayso inay la kulanto madaxda Mareykan ah si labada dowladood ay uga wada shaqeeyaan arrimaha la xiriira ganacsiga labada dal.
 
Shiinaha, ayaa ku doodaya in Mareykanka uu joojiyo hanjabaadaha ganacsiyeed iyo canshuuraadka uu ku kordhinayo alaabaha Mareykanka la keeno ee Shiinaha ka yimaadda.

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading