Gudoomiyaha guddiga Xuquuqda Aadanaha, Arrimaha Qoyska iyo Horumarinta Haweenka ee Golaha Wakiilladda dowladda Puntland Xildhibaan Nimco Cabdi Caarshe ayaa ku baaqday in cadaalada la marsiiyo dambiilayaasha loo soo qabtay dilka iyo kufsiga Nicimo Cabdi Maxamed.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.