Xildhibaan Abiib oo lagu waayay Eedaymihii loosoo jeediyay

Guddoomiyaha Guddida joogtada ah ee Gollaha Wakiiladda Somaliland, Xildhibaan Cabdikariin Aadan Cumar,ayaa faahfaahin ka bixiyay Qodobadii ku xusnaa eeddii ay Xeer-ilaalinta Somaliland ay u jeedisay mid ka mida mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland.

Guddoomiyaha,ayaa sheegay in aysan eedahaasi jirin oo ay yihiin wax aan dhicin.

Xeer ilaalinta Somaliland,ayaa ku eedaysay Xildhibaan Maxamed Abiib,Dastuur jebin,Falal lid ku ah Ciidanka iyo Weliba Qodobo kale oo ku xusan Xeerka Ciqaabta Guud.

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading