Alshabaab,ayaa xaqiijisay in ay dileen Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Hirshabeelle oo la yiraahdo Xildhibaan Maxamad Maxamuud Xuurshe.
Xildhibaanka,ayaa saarnaa Gaari kuwa dadweynah ah oo marayay wadada u dhaxaysa Muqdisho iyo Jowhar.
Jibril Qoobey.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.