Xildhibaan Cabdiraxmaan oo lagu dilay Boosaaso

Alle ha u naxariistee Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Aadan, ayaa u geeryooday dhaawac xalay ay u geysteen magaalada Boosaaso ee caasimadda ganacsiga Puntland, dabley hubeysan.

Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed ayaa kamid ahaa xubnaha Golaha Deegaanka degmada Badhan ee gobalka Sanaag.

Dableydii ka dambeysay dilka Xildhibaan Cabdiraxmaan ayaa isaga baxsaday goobta.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading