Xildhibaan Cabdirisaaq Axmed Cilmi (Cardoofe), oo kamid ahaa Golaha deegaanka magaalada Laascaanood ee xarunta Gobalka Sool ayaa goor-dhaweyd koox hubeysan ku dishay irida hore ee gurigiisa.
Ciidanka Booliska Somaliland oo gaaray goobta dilku ka dhacay ayaa wada baaritaano. Magaalada Laascaanood ayaa marar badan waxaa ka dhacay dilal lagu khaarajiyay masuuliyiin maamulka Somaliland, iyadoona aan cidna loo qaban.
Idilnews
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.