Xildhibaan Xasan Yare (Xasan Firimbi) ayaa ka dhabeeyay matalaadiisa kursiga uu ku fadhiyo ee Golaha Shacabka, isagoona 20-arday oo ka mid ah dadka uu matalo siiyay deeq waxbarasho oo heer jaamacadeed ah.
Munaasabad looga mahadcelinayo oo lagu qabtay magaaladda Kismaayo ayay odayaasha dhaqanka iyo dadka uu matalo, kaga dhawaaqeen in Xildhibaan Xasan Yare lagu abaal mariyay inuu 4 sanno oo kale kursiga ku sii matalo.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.