Xildhibaan Xidig “Xildhibaan Jeesow wuxuu taageeray in ay is-guursan-karaan dadka isku-jinsiga ah” (VIDEO)

Xildhibaan Cabdirashiid Xidig oo kamid ah Golaha Shacabka BJFS ayaa weerar afka ah ku qaaday Xildhibaan Daahir Aamiin Jeesow, Isagoona sheegay in aan la garneyn inuu nin yahay iyo inuu naag yahay, maadama uu taageeray inay is-guursan-karaan dadka isku-jinsiga ah.

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=4184029338333952&id=100001807801317

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading