Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland Oo doortay Gudoomiye Kmg ah

Xildhibaanada Cusub ee Baarlamaanka Dowlada Puntland ay doorteen Guddoomiye KMG ah si uu u sii wado shaqada Baarlamaanka.

Xildhibaanada,ayaa Guddoomiye KMG ah waxa ay u doorteen Xildhibaan Xuseen Xaaji Yaasiin oo ah Xildhibaanka ugu da’da weyn Golaha Wakiilada ee Puntland.

Sidoo kale Doorashada Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Dowlada Puntland,ayaa la filayaa in ay dhacdo Saddexda bishan ee aan ku jirno.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading