Xildhibaanada BJFS oo loogu baaqay kulan looga hadlay dhalinyarada ku maqan Eritrea

Guddoomiye kuxigeenka Golaha Aqalka Sare ee BJFS Senator Abshir Axmad, ayaa waraaq uu u diray Xildhibaanada Labada Gole ee Baarlamaanka uga codsaday inay kasoo qeybgalaan kulan ay dalbadeen Guddiga waalidiinta caruurtoodu ku maqan yihiin dalka Eritrea.

Kulanka oo ka dhacaya isniinta Jazeera Palace Hotel, ayaa ah mid Waalidiinta caruurtoodu maqan tahay ay kula wadaagayaan Xildhibaanada Labada Gole tabashadooda iyo dareenka ay qabaan.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading