Lacag xaqul Ciid ah oo loo kala diray Xildhibaanada Golaha Shacabka Fadaraalka oo gaaraysay 2000 oo dolar,waxaa ka mid ah Xildhibaanada ay gaartay kuwa lagu soo doortay Ceel-waaq.
Xildhibaanada Ceel-waaq,ayaa haysta Shahaadada Gudiga Doorashada Fadaraalka iyo Jubaland,isla markaana uu dhaariyay Gudoonkii kmg ahaa ee baarlamaanka.
Waa talaabo kale oo umuujinaysa in ay sharci yihiin kuwa weli inkirsan sharciyadooda
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.