Xildhibaanada Golaha Shacabka BFS ee waqtigiisu ayaa loo diray Farriin qoraaleed lagu sheegay in berri oo Isniin ah, uu jiro kulanka Golaha, kaas oo ajandihiisu yahay;
1: Caabuqa COVID-19
2: Ansixinta labo xubnood Guddiga madaxa bannaan ee xuduudaha.
Kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka oo shaki badan uu ku gadaaman yahay, ayaa shalay u baaqday muran iyo buuq, kaddib markii ay ismaan-dhaafeen Guddoonka Golaha iyo Xildhibaano dhaliishanaa habraaca loo maray iclaaminta kulanka, kuna doodayay in la doonayo in muddo-kordhin loo sameeyo Farmaajo.
Idilnews
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.