Xildhibaanada Golaha Shacabka oo u yeeray Wasiirka Amniga+Akhriso

Xildhibaannnada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa u yeeray Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow Ducaale iyo Hay’adaha kale ee Amniga ee hoostaga Wasaaradda.

Qoraal uu ku saxiixan yahay Xoghayaha Golaha shacabka Cabdi Kariin Xaaji Cabdi (Buux) ayaa looga dalbaday Wasiirka Amniga iyo Hay’adaha kale ee Amniga in Maalinta Talaadada ee Beri ah ay hor yimaadan Xildhibaanada Golaha Shacabka.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading