Xildhibaanada KG laga soo doorto oo Baydhabo dib ugu laabtay

Waxaa goor sii horeysay gaaray magaalada Baydhabo xildhibaano ka tirsan kuwa dhawaantan lagu doortay Baydhabo iyo Baraawe oo Muqdisho ka tagay si ay garab istaag ugu muujiyaan maamulka Koonfur Galbeed.

Xildhibaannada dib ugu laabtay Baydhabo waxa kamid ah Cabdalla Xuseen Cali,ayaa sheegay in sababta ay ugu laabteen magaalada Baydhabo ay tahay inay wadatashi la sameeyaan bulshada Koonfur Galbeed qaybaheeda kala duwan iyo maamulka.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading