Xildhibaanadii Beesha DM oo aan xaadirin Fadhiga Baarlamaanka Xamar

Dhammaan Xildhibaanada D&M ayaan saakay tagin hoolka Barlamaanka.

Xildhibaanada DM,waxay ku doodayaan in marka hore loo magacaabo RW ku xigeenka 2-Aad.

Gadoodka Xildhibaanada DM,waxay sii cuslaynaysaa xaalada Siyaasadeed Wadanka.

Fadhiga Baarlamaanka in ay ka maqnaadaan Xildhibaanada matala mid ka mid ah Beelaha awood qaybsiga 4.5 horay uma dhicin.

Hadii DM la qanciyo oo loo Magacaabo RW xigeenka 2-Aad,waxaa Markooda iyaguna gadoodaya kuwa Beesha Direed.

Xasan Shiikh,iyadoo aysan 3-Sano gaarin mudo xileedkiisa ayay Siyaasadu ku cakirantay.

JQ.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading