Xildhibaanadii laga joojiyay kulamada Baarlamaanka oo eedeeyay Mursal (VIDEO)

Xildhibaanadii laga joojiyay ka qeybgalka fadhiyada barlamaanka ayaa sharci darro ku tilmaamay go’aanka uu soo saray guddoomiye Maxamed Sheikh Cabdiraxmaan Mursal.

Xidlhibaannada oo tiro ahaan dhan 15 mudane ayaa shir jaraa’id oo ay ku qabtay hotel Jazeera, waxay guddoomiyaha barlamaanka ku eedeeyeen inuu daba ka riixayo inuu barlamaanku galo fowdo iyo khalalaase ay madaxtooyada dabada ka riixayso.

Sidoo kale, xildhibaanadda ayaa sheegay in ciidamada NISA ee barlamaanka la geeyay ay dil ugu habjabeen xildhibaanada kasoo horjeestay waxay ugu yeereen muddo kordhin sharci darro ah.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading