Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulan gaar ah ka yeeshay Xukunkii dilka ahaa ee lagu riday Askarigii dilay Wasiir cabaas Siraaji iyo sababta loo fulin waayay.
Senotar Xuseen Sheekh Maxamuud oo ka mid ah Xildhibanada Aqalka Sare ayaa kulanka kadib waxa uu warbixiyay qodobadii ay isla soo qaadeen iyo wixii ka soo baxay.
Xildhibaanka ayaa sheegay in kulanka uu ahaa mid dabagal loogu sameynayay kiiskii dilka ahaa ee loo Geystay Wasiirkii howlaha guud iyo guryenta Soomaaliya Cabaas Siraaji iyo in cadaalad loo helo.
HALKAN HOOSE KA DHEGAYSO
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.