Xildhibaano ka tirsan G.Deegaanka Bosaso oo ka maqnaa Maalinkii dhaarinta iyo doorashada Golaha oo la dhaariyay.
Munaasabad Kooban oo lagu dhaarinayay Xubnahan oo 11-Xildhibaan ah,ayaa waxa ka qaybgalay Wasiirka Arimaha gudaha Puntland Cabdi Faarax Juxa iyo Gudoomiyaha Gobolka Bari Cabdirisaaq Cali Shaahdoon.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.