Weerar bambaano ayaa caawa lagu qaaday guri ay deganaayeen Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Hirshabelle oo ku yaalla Xaafada Hantiwadaag ee magaalada Jowhar . Illaa saddex xildhibaan ayaa ku dhaawacmay bam gacmeedka.
Magaalada Jowhar ayaa isku diyaarineysa doorashada Senatarada Aqalka sare oo maalmaha soo socda, iyadoo magaalada ay buux dhaafiyeen Musharaxiin, siyaasiyiin iyo dad kale oo qeyb ka ah ololaha loogu jiro Doorashada Aqalka Sare.
Idilnews
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.