Xildhibaanada,ayaa ku eedeeyay in Gudoonka Baarlamaanku sameeyay Sharcidaro baalmarsan Dastuurka KMG ah ee Somaliya.
“Waxa socda,waa Sharcidaro aan Geedna loogu soo gaban”Ayuu yiri mid ka mid ah Xildhibaanada.
“Habka loo dalbaday mudo kordhinta fadhiga Golaha,way baalmarsan tahay Dastuurka iyo Xeerarka.”Ayuu yiri Xildhibaan kale.
“Xilliga la codsaday,mahan mid Dastuuriya”Ayuu sii raaciyay Xildhibaan kale.
“Hanaanka loo meel mariyayna ma’ahan mid hufan oo lagu qanci karo’Ayuu yiri Xil.Jeesoow.
Halkan ka daawo muuqaalka Xildhibaanada
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.