Xildhibaanada Golaha Shacabka BJFS ayaa maalinimada berrito oo sabti ah yeelanaya kulan weynihii caadiga ahaa ee Golaha Shacabka.
Fariin loo diray mudanayaasha Golaha Shacabka ayaa loogu sheegay in Ajandaha Kulanku uu yahay U codeynta kalsooni siinta Golaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee dhowaan uu magacaabay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.