Guddiga Fulinta Xisbiga Barwaaqo ee talada Itoobiya haya,ayaa soo gaaray Jig-jiga.
Madaxweynayaasha Dawlad Deegaannada Itoobiya,ayaa goor-dhawayd kasoo degay garoonka diyaaradaha ee Garaad Wiil-waal ee magaalada Jigjiga.
Madaxweynaha DDS, Mustafe Muxummed Cumar iyo masuuliyiinta sare ee xukuumada ah,ayaa kusoo dhaweeyay weftiga Jig-jiga.
Deegaanka Soomaalida,ayaa markii ugu horaysay tan iyo Aas-aaskii Xisbiga Barwaaqo marti gelinaya Shirweynaha Guddiga fulinta Xisbiga.





Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.