Xisbiga Ilays oo baaq kasoo saaray bannaan-baxyada ka socda Muqdisho+Akhriso

Xisbiga Ilays oo ka mid ah xisbiyada siyaasadda ayaa baaq ka soo saaray bannaan baxyada maalintii saddexaad ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, kaasoo ay dhigayaan darawalada gaadiidka, kuwaasoo ka soo horjeeda xirnaanshaha waddooyinka caasimadda.

Baaqa uu soo saaray Xisbiga ayaa waxaa dowladda Federaalka looga dalbaday inay ka jawaabto tabashada dadweynaha, ayna ka qaado jidgooyooyinka sida ugu dhaqsiyaha badan.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading