Xisbiga Kaah oo xubno badan laga saaray

Golaha Dhexe Xisbiga Kaah,ayaa laga saaray Ragii ugu Tayada xumaa oo ay ku jiraan xubno Golaha Xukuumad ka mid ah.

Sidoo kale waxaa ku deyn doona maalmaha soo socda Agaasimayaal Guud,Talyayaal Ciidan oo ugu horeeyo Agaasimaha sirdoonka ee Pisa.

Talaabooyin horay usocod leh oo kalsoonida shacabka sii dhisi doon, ayuu qaadayaa Madaxweyne Deni.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading