Xisbiga Tigreega”Itoobiya waxaa faragalin ku haya Dal shisheeye”

Xisbiga miisaanka culus ee Tigreega,ayaa sheegay in dal shisheeye faragalin ku hayo arimaha gudaha Itoobiya.

Xisbigu ma shaacin magaca dalkaas,sidoo kale ma bixin faahfaahin intaas ka badan.

Shir deg-deg ah oo Xisbigu iskugu yimid,ayuu kasoo saaray war saxaafadeed uu kaga hadlay arinkaas.

Xisbiga Tigreega oo in ku dhow 30-sano soo hogaaminayay Itoobiya,ayaa hada khilaaf weyn waxuu dhexyaalaa Dowlada uu hogaamiye Rw Abiy.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading