Xisbiyada Muqdisho Oo uga digay Abiye faragalinta Somaliya

Madasha xisbiyada Muqdisho oo warqad qoraal adag uu ku qoran yshay u diray Abiye Axmed ra”isalwasaaraha kasoo jeeda Qowmiyada markii ugu horaysay hogaamisay Itoobiya ee Oromo.

Xisbiyada Muqdisho waxay ka dalbadeen Abiye in uu arrimaha soomaaliya faragelinta ka daayo.

Qoraalkan kasoo baxsy Xisbiyada Muqdisho,waxuu yimid ka gadaal markii Ciidamo Itoobiyaan ah ay galeen Dhuusamareeb.

Dhuusamareeb waxay qorshaynaysaa Xukuumada Fadaraaliga ah in ay ku qabato doorashada Baarlamaanka iyo Madaxweynaha Galmudug bishan bartankeeda.

Halkan ka akhriso


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading