Xisbiyada Xamar oo taageeray go’aamadii kasoo baxay shirka Kismaayo

Xisbiyada ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan go’aankii ay ka qaateen wada-shaqeyntii dowladda ay la lahaayeen madaxda dowladaha xubnaha ka ah dowlada fadaraalka ee ku shiray Kismaayo.

Qoraal ay soo saareen ayey ku sheegeen in ay ku raacsan yihiin Madaxweynayaasha dowladaha xubnaha ka ah Dowlada fadaraalka dareenka ay ka muujiyeen horumar la’aanta dhinaca amniga, siyaasadda iyo garsoorka ee uu dalku ku sugan yahay.

Sidoo kale qoraalka ayaa lagu yiri” Waxaan caqli gal heyn in madaxweynuhu shir ku baaqo iyada oo aan wax garowshiyo ah dowladdu ka bixin tabashada Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada fadaraalka siina socdaan fara-galinta ay ku heyso arrimaha gudaha ee dowlad gobolleed-yada.

Akhriso qoraalka ka soo baxay xisbiyada mucaaradka oo Nuqul ka mid ah soo gaaray idil news:

 

 

Halkan ka akhriso:-

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading