Xisbiyadda mucaaradka Somaliland oo ku dhawaaqay Isbaheysi siyaasadeed (VIDEO)

Xisbiyadda Mucaaradka ah ee Somaliland ayaa ku dhawaaqay isbaheysi siyaasadeed, kaddib natiijadii kasoo baxday doorashadii isku sidkaneyd ee Golayaasha deegaanka iyo Wakiillada ka dhacday Somaliland.

Shir jaraa’id oo ay si wadajir ah ugu qabteen labada xisbi ee Waddani iyo UCID, ayay ku sheegeen inay isbaheysigan ku doonayaan inay kula wareegaan Guddoonka Golaha Wakiillada Somaliland iyo Guddoomiyayaasha degmooyinka Somaliland.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading