Xisbiyadda Siyaasadda oo ka digay xaalada cakiran ee Dhuusamareeb (War-saxaafadeed)

Xisbiyada Wadajir, Ilays, Horusocod Qaran iyo Xisbiga Nabadda oo War-saxaafadeed soo saaray Xaalada Galmudug, ayaa walaac ka muujiyay xaalada siyaasadeed iyo xasarad amni oo ay sheegeen inay ka aloosan tahay deegaanada Galmudug, taasoo ka dhalatay Ciidamo xad dhaaf ah oo dowladda Federaalka u daabuleyso Magaalada Dhuusamareeb.

Afarta Xisbi siyaasadeed ayaa sheegeen in amni darro ay keeni karto ciidamada lagu daabulayo Dhuusamareeb, ayna fursad u noqon karto Argagixisada, iyagoo xusay in Dhuusamareeb ay kamid tahay deegaanada ugu nabdoon Soomaaliya.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading