Xisbullaah oo laga dilay Sarkaal kale oo muhiim ah

Milatariga,Israa’iil,ayaa Maanta sheegay inay duqayn ku dileen Sarkaal kale oo sare oo ka tirsan Ururka Xisbullaah.

Sidoo kale Xisbullaah,ayaa xaqiijisay in Cali Karaki oo ahaa Talyaha Ciidamada Jamhadda ee Jiidda Koonfureed uu ka mid ahaa Dadkii lagu dilay isaga iyo hogaamiye Xasan Nasrullaah duqeyn ay Israa’iil ka geysatay Koonfurta Beirut Jimcihii.

Waa Sarkaal kale oo muhiim ah oo laga dilay Xisbullaah,xilli kooxdan reer Lubnaan ay la daalaa dhacayso dharbaaxooyin halis ah iyo dilkii hogaamiyahoodii Xasan Nasrullaah.

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading