XOG: Maxaa Wasiir Oomaar looga qaaday Wasaaradda Duulista Hawada ?

Arrintan isku badalka labada Wasiir waxay la xiriirtaa Jaadka.

Omaar wuxuu $20 kun ka qaadan jiray jaadka Ethiopia ka yimaada. Waxay isku dhaceen Hassan Farmaajo oo hada suuqa Jaadku uxiran yahay.

Ganacsatada Beesha Sacad oo aad uga ganacsan jiray jaadka Kenya,ayaa dacwooday.

Duraan Wasiirka la geeyay Duulista Hawada,waxaa korsaday oo Abti u ah Xaaf.

Marka waa arrimo Jaadka la xiriira oo RW Rooble, Sacadka Jaadka ka ganacsada iyo Farmaajo ku heshiiyeen.

Oomaar oo loo isticmaali jiray dagaalka Jubbaland,ayaa markii lagu gaaray dantii laga lahaa hoos u dhig lagu sameeyey.

Maanta Oomaar waa qaracan


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading