Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka,ayaa loo magacaabay Marco Rubio.
Durba,waxa uu cadeeyay in Siyaasada Dibada Maraykanka ay ku salaysan tahay oo wax walba ka hormarinayso Danta Maraykanka.
Lacag kasta oo aan kharash gareyno, barnaamij kasta oo aan maalgelinno iyo siyaasad kasta oo aan raacno,waa in lagu caddeeyo jawaabta mid ka mid ah Saddexdan su’aalood…….
Ma ka dhigaysaa Mareykanka mid ammaan ah?
Ma ka dhigaysaa Mareykanka mid xoog badan?
Ma ka dhigaysaa Mareykanka mid ka barwaaqo ah.
Hadalka,ayaa xigmadiisu,waxay tahay Maraykanku ma taageerayo Barnaamij aan intaas ka jawaabayn,taasoo noqon karta mid Milatari,Mid Dhaqaale,Mid gargaar iyo Mid Siyaasadeed.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.