Xoghayaha arrimaha Dibedda Mareykanka & Abiy oo ku kulmaya Sudan

Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Mike Pompeo ayaa booqasho taariikhi ah ku tagay dalka Suudaan, isagoo saarnaa diyaaraddii u horeysay ee duulimaad toos uga timaada Israel oo ka degtay magaalada Khartoum ee dalka Suudaan.

Mike Pompeo ayaa la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Sudan Abadalla Hamdouk, iyagoo ka wada hadlay iskaashiga iyo xiriirka cusub ee u bilowday Mareykanka iyo Suudaan.

Sidoo kale Mike Pompeo ayaa goordhow kula kulmi doona magaalada Khartoum Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo saaka gaaray magaalada Khartoum.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading