Xogo cusub oo kasoo baxaya dib-u-dhac ku yimid Shirka Ra’iisul Wasaare Rooble ku baaqay

Waxay ubadan tahay in uu dib uga dhaco Shirka arimaha Doorashada ee Rooble iclaamiyay xiligii loo qabtay ee ahaa 20-ka Bishan. Arimaha dib udhaca keeni kara,waxay kala yihiiin…

1.RW Rooble iyo arrinta Muqdisho.

2.Midowga Afrika oo doorkeeda uusan caddeyn.

3. Qatar faragelinteeda.

4. Farmaajo oo cadaadis ku haya Rooble si uu shirka uhogaamiyo.

Sida ilo muhiim ah ii xaqiijiyeen Shirka furitaankiisa rasmiga ah, waxuu gaari doonaa bisha 6-aad horaanteeda.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading