Gaalkacyo, September 17, 2023: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Mudane Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa ka qaybgalay shir lagu xoojinayo amniga Ciyaaraha 9-aad ee Gobolada Puntland oo ka socda magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.
Kulankaan oo ay ka soo qaybgaleen masuuliyiinta kana duwan ee Dowladda Puntland ayaa waxaa looga hadlayay xoojinta Amniga ciyaarta kama dambaysta ah ee u dhaxaysa Gobolada Mudug iyo Nugaal.
Dhammaad
Xafiiska Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha DPL.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.