Xubin Gudiga Doorashada Puntland ku matasha oo ka mid noqotay taageerayaasha Nabad iyo Nolol

Sahra Saalax waxay ku jirtaa Gudiga Doorashada ee Puntland udhaartay hadana sidaan ayay uhadlaysaa oo taageero qayaxan ugu tahay Nabar iyo Naxdin.

Waxa is waydiinta mudan waxay tahay see qof noocaan oo kale ah loogu ogolaafay in ay Puntland matasho??

Waa in dib loo eegaa xubinimadeeda oo si weyn looga fiirsadaa Sahra Saalax.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading