10-Nin oo Alshabaab ah,ayaa lagu qabtay Koonfurta Gaalkacyo.

Nimanka la qabtay,waxay ka yimaadeen Xarardheere qorshahooduna waxuu ahaa in ay fuliyaan weerar sida xoguhu xaqiijinayaan.

Ciidanka Danab iyo Maamulka Degmada Wadajir Gaalkacyo ee Galmudug,ayaa gacanta kusoo dhigay.
Jibril Qoobey.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.