Xukun lagu riday xubin katirsan Argagixisada

Cabdirisaaq Maxamed Cabdi Jimcaale oo loo haystaa kamid ahaanshiyaha kooxaha Alshabaab iyo Daacish oo uu ka tirsanaa tan iyo 2008 ayaa maanta lagu riday xukun xabsi ah.

Fadhiya kala duwan kadib maanta ayay Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida Go’aan ka soo saartay waxaana lagu xukumay 15 sano oo Xabsi Ciidan ah.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading