Xulka Kubada Cagta Puntland oo udiyaar garoobay Koobka Somaliya

Xulka Kubada Cagta Puntland oo udiyaar garoobay tartanka Koobka Dowlad Goboleedyada.

Xulku waxuu soo dhamaystay tababar usocday Todobaadyadii udanbeeyay.

Puntland mar ayay qaaday Koobkaas mar kalena waxay noqotay kooxda Labaad,si weyn,ayaana loogu amaanaa Kubada Cagta.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading