Xulka Puntland oo Ciyaar wanaag muujiyay

Xulka Kubada Cagta Puntland waxay muujiyeen ciyaar wanaag aad usareeya.

Ciyaar qurxoon oo bilow ah ayay la yimaadeen.

Ciyaaraha xiga waxaa laga filayaa in ay buuxiyaan dulduleeda maanta muuqday.

Koox markay garoonka la qabsato,iyagguna isla jaanqaadaan dulduleelladoodana bartaan guul geeni karta ayay umuuqdaan.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading