Munaasabad lagu weynaynayo xuska 1-da August oo ku beegan aasaaskii Dowladda Puntland ayaa lagu qabtay magaalada Hyderabad ee Dalka Hindiya, waxaana ka qeybgalay Guddoomiye kuxigeenka Gobalka Bari Axmed Xaaji Maxamuud, Wakiilka Dowladda Puntland ee Hindiya Maxamed Cabdi Saciid ‘Sagac’, Ganacsato, Guddoomiyaha Ardayda wax ka barata Hindiya, Jaaliyadda Soomaaliyeed ee kunool Dalka Hindiya, iyo marti-sharaf kale.
Munaasabaddan oo aheyd mid weyn ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Xafiiska Wakiillka Dowladda Puntland ee Dalka Hindiya.
Idilnews
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.