Xuska maalinta Beeraha Puntland oo Garoowe lagu qabtay (Sawirro+VIDEO)

Xuska maalinta Beeraha Puntland ayaa lagu qabtay Magaalada Garoowe. Beeraleyda Puntland ayaana soo bandhigtay noocyada kala duwan ee dalagyada ay beeraan.

Wasaaradda Deegaanka, Beeraha iyo Isbedelka Cimilada Dowladda Puntland ayaa ugu hambalyeysa beeraleyda Puntland Xuska maalinta.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading