Yaa heli doona Faa’idada ugu badan ee kulanka Jabuti?

Faa’idada ugu weyn kulankan waxaa helaya Muuse Biixi..

1.Soo dhaweyn Maqaam Madaxwe,ayuu helay.

2.Kursiga waxuu la fariistay Madaxweynayaal Jamhuuriyadeed oo la aqoonsan yahay.

3.Ictiraaf raadintii dadaal buu ka muujiyay.

4.Deeqaha caalamka si madaxbanaan,ayuu uhelayaa oo waxaa loo cusboonaysiinayaa heshiiskii Xasan Shiikh iyo Siilaanyo.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading