Yaa iska leh diyaaradaha Muqdisho dul heehaabaya?

Labadii habeen ee udanbeeyay Hawada Muqdisho waxaa lagu arkayay diyaarado Helokobtar ah oo umuuqda kuwo amniga qayb ka qaadanaya.

Diyaaradahan ma cada cida iska leh in ay Amisom,Unsom iyo cid kalaba tahay.

Waxa kaliya ee la og yahay waxay tahay in Dowlada Fadaraalka weli awoodeedu halkaas gaarin.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading