Yaa ka aaday Puntland Gudiyada doorashada heer Fadaraal ?

Puntland waxay udirtay Gudiga doorashada heer Fadaraal 4-xubnood oo kala ah..

Gudiga Doorashada”

1.Agaasime xigeenka Madaxtooyada Sumadiisu waa bayaan.

2.Muuse Nin magaciisa iigu soo gaaray. Sumsdiisuna tahay Majeerteen C/Saleebaan.

Gudiga Khilaafaadka”

1.Burhaan Cilmi Filig sumadiisuna tahay Majeerteen Daanweyne.

2.Yaasmiin Gabar magaceedu igu soo gaaray sumadeeduna tahay Warsangeli.

Puntland way ka dhan yihiin Gudiyadii heer Fadaraal xubnihii laga rabay.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading