Yaa ka danbeeya socdaalka Muuse Biixi Ee Maraykanka ?

Muuse Biixi tagidiisa Maraykanka,waxaa ka danbeeya Koox olelayaal ah oo Lacag badan ku qaatay socdaalkaas.

Kooxda,ayaa galgal ku dhex leh xarumaha Dowladeed ee Maraykanka,waxayna isku dayayaan in ay waxuun udhaqaajiyaan Muuse.

Balse Dowlada Maraykanku wax shaqo ah kuma laha socdaalkiisa.

Basaboorka uu isticmaalayo ee loo saaray Visa-ha waa kan Diblomaasiga Jabutiyaan oo ay Dowlada Maraykanku aqoonsan tahay.

Somalida ku nool Maraykanka waa in ay kala hor tagaan Mudaahaaraadyo looga soo horjeedo kala goynta Somaliya.

Somaliya waa mid.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading